Iran oo dunida kaga yaabsatey gantaal an hore loo arag/ iran oo dagalki waji kle ushey

Waa yaab

Waxaa la xaqiijiyay in midka mid ah gantaaladda Iran kusoo garaacday Israiil uu sii kala fur furmay. Wuxuu noqday (cluster) oo ah in hal gantaal wixi loo maleenaayay ayaa dhowr gantaal noqday markuu bartilmaameedkiisii ku dhacay.









Maxaysan dunida ogeen oo Iran uqarsan? 

Waxaa hawada Israiil kujira waa gantaal halmar si lama filaan kunoqday dhowr gantaal kadib markuu kala fur furmay. Tani waxaa la dhihi karaa waa qorshe fiican oo looga guuleesan karo nidaamka difaaca cirka ee Israil.


 Maxa laga bartey dagalada ka socda dunidda

Dagaalka isbuuc ayuu hadda socdaa. Lama isticmaalin taangito, daba jeex, AK47, madaafiicda dhulka, xitaa eelakabtaro laguma dagaalamin. Iran laba hub kaliya ayay ku dagaalameysaa: Waa gantaalada dheereeya iyo drones-ka. Waa dagaalki ugu horeeyay ee noocan ah.

 Ruush iyo Ukraine, India iyo Pakistan wey is fara saareen oo xitaa ciidamadooda godadka iyo dhulka banaan ayay isku arkeen. Dunida casharo cajiib ah ayay karabareysaa dagaalkan hadda socda. Casharka ugu horeeyo ayaa ah in dalalka aan dariska ahayn ee kala fog xitaa dagaal ba’an uu dhexmari karo gantaaladda dheereeya iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lama huraan uyihiin dagaalka.

 

Ardayda ugu horeeysa ee cashar kabaraneysa dagaalka hadda socda waa USA, Russia iyo China.

Post a Comment

Previous Post Next Post