Gantalada iran oo sakey burburiyry israil casimadeda tel aviv/ iran oo hospital muhiim ah burburisay

Burburka tel aviv

 ISR ayaa sheegtay in 50 ruux ay ku dhaawacmeen Gantaalada Saaka, waxaana inta ugu badan ay ku dhaceen seddex magaalo oo kala ah Tel Aviv, Ramat Gan, Holon iyo Beersheba.


Iran gantaladeda oo sake burburiyey hospitalka kamida hospitalada ugu waweyn magalada tel aviv.

Sidey iyagu ba u burburiyan kuwa gaza aya ayagana sake loo buruburiyey.

Wasiirka ciyaaraha ISR Miki Zohar: "Kaliya dadka ugu quursiga badan adduunkaan ayaa duqeeya isbitaallada iyo dadka rayidka ah ee sariirahooda hurda."




Post a Comment

Previous Post Next Post